|
Su'aal Nooga Timid Aqristeyaasha Boggan oo ahaa Hadii
aan Guriga Joogno Oo aan wax shaqo ah heynin Maxaa ila haboon in aan sameeyo
Maxaanse Isku Mashquuliyaa Hadaba si aad Jawaabta U hesho Riix
Halkan
Waakuma Reer Banaadir? Maxayse Yihiin Dadka Isku Magacaabay
Qowmiyada Banaadiriga? Ma Dhab baa in Dadka Reer Xamar-ku ay yihiin Dadkii
ugu soo horeeyey Xamar isla markaana Magaca ay Meesha ka keeneen? Hadaba
Si aad U hesho Jawaabaha Su'aalahan Riix
Halkan
1)-Maxaad
kataqaanaa Dalkaaga hooyo?
2)-Maxaad ka ogtahay Meesha uu Dalkaaga
kaga yaalo Qaarada Afrika?
3)-Maxaa loogu Bixiyey Caasimada Dalka
Soomaaliya Muqdisho yaase u baxshay?
4)-Gumeystuhu Sidee Buu ukala qeybiyey
Soomaaliya?
5)- Goormee Soomaaliya Xurnimada Ka
Qaadatay Gumeestihii?
6)-Maxaad Ka taqaanaa Gobolada Dalkaaga
iyo Degmooyinkooda?
7)-Waa imisa Dhirirka U kala Dhaxeeya
Caasimada Dalka Iyo Goboladiisa?
8)-Maxaad ka taqaanaa Qeyraadka Dalkaaga
uu Hodanka Ku yahay?
9)-Mataqaanaa Maalmahada Dalka Soomaaliya
Laga Qadariyo?
10)-Ugu Dambeyntii Maxaad ka taqaanaa
Webiyada Mara Soomaaliya?
Hada hadii aad u baahan tahay in aad ogaato ama aad barato Su'aalahaan
Jawaabahooda Al-Bashiir Online Ayaa kuu diyaariyey ee RIIX
HALKAN
Dr.Maxamed Cabdulqaadir Maxamed oo ka mid ah Siyaasiyiinta Beelaha Banaadiriga
ayaa ka hadlaya Taariikhda soo jireenka ee uu dalka Soomaaliya Leeyahay.
RIIX
HALKAN
Designed by: Bashir Mohamed Abdulkadir
(Al-Bashir)
Copyright © 2000 AL-BASHIIR
ONLINE.
Last modified: 01-October-2004
|